somalisk meny
norsk meny
Qoraal weyn Stor skrift
Qoraal dhexaad Middels skrift
Qoraal yar, Liten skrift
www.bulshada.no madax adeeg
kontakt xiriir
qor print
gjester martiyo

Bulshada.no

Ku soo dhawaada bogga ciwaankiisu yahay bulshada.no kana hadlaya arrimaha Norway iyo Soomaaliya.

Velkommen til bulshada.no, ressurssider om Norge og Somalia.

geitemarked i Burco vinter på Bardufoss

to landsbytorg: Burco og Bardufoss (Andselv)

Somaliere i Norge 2007
 
skjul | qari | hide

Qiyaas ahaan dadka ku nool Norway waa 4,6 milyan. 18 000 oo kamida waa soomaali.

Det er omtrent 4,6 millioner mennesker i Norge. Omtrent 18000 av dem er somaliere.

Omtrent 15000 er flyktninger fra Somalia, og resten er barn født av somaliske foreldre i Norge.

Det betyr av det fins 1 somalier på 300 nordmenn i Norge.

Somalierne kom til Norge som flyktninger fra krigen i Somalia.

15 000 waa dad ka soo qaxay Soomaaliya inta kale waa carruur waalidiinta soomaaliyeed ay ku dhaleen Norwey. Taa macnaheed waa marki lays barbardhigo 300dii norwiijiyan ah markaad aragto ayaad waxaad arkaysaa qof soomaali ah dalkan Norway.

Dadka soomaaliyeed waxay qaxooti ahaan ugu yimaadeen Norway dagaalada ka jira Soomaaliya.

 
Om sidene
Bogga ku saabsan
skjul | qari | hide

Qofka baranaya wax cusub wuxuu sii dhisayaa aqoontuu hore u lahaa. Marka aan baraneyno luuqad cusub waxaan barbardhignaa luuqadeena afka hooyo. Goorta aan baraneyno wax ku saabsan bulsho cusub waxaan barbardhignaa bulshadii aan horey u naqiinay.

Den som lærer noe nytt, bygger videre på den kunnskapen han har fra før. Når vi lærer et nytt språk, sammenlikner vi det med morsmålet. Når vi lærer om et nytt samfunn, sammenlikner vi det med det samfunnet som vi kjenner fra før.

Velg menyspråk og skriftstørrelse i menyen til venstre.

Webstedet er tospråklig på norsk og somali, og det handler om Norge og Somalia.

Det er laget som et hjelpemiddel i opplæringen i 50 timer samfunnskunnskap for flyktninger og asylsøkere fra Somalia.

Alle som bor i Norge, lærer om det norske samfunnet. Kunnskapene får vi fra nærmiljøet, massemediene og skolen, og folk lærer mest av det de ser og hører rundt seg. Den som har tillit til læreren sin, kan lære mye av ham eller henne også.

Skolen skal fortelle om de norske idealene og hvordan det norske samfunnet fungerer. Skolen må også fortelle om problemene i samfunnet, både til nordmenn og til somaliere.

Hvis folk stoler på hverandre, kan de snakke sammen og lære av hverandre. Derfor er det lurt å presentere den samme informasjonen på norsk og somali. Integrering og likestilling krever at den samme kunnskapen er tilgjengelig for alle.

Når vi sammenlikner ulike kulturer, må vi sammenlikne idealer med idealer, og vi må sammenlikne praksis med praksis. Hvis vi sammenlikner muslimske idealer med kritikkverdig praksis i det norske samfunnet, blir vi ikke klokere. Hvis vi sammenlikner norske idealer med kritikkverdig praksis i muslimske samfunn, blir vi heller ikke klokere.

Hver gang vi åpner en avis eller leser en nyhetsside på internettet, ser vi at alle samfunn i hele verden har vanskelig for å leve opp til sine egne idealer. Disse sidene prøver å fortelle både om idealene og om det som skjer i hverdagen i Norge.

Salangen kommune eier domenet bulshada.no. Sidene er finansiert av Integrerings- og mangfoldsdirektoratet, IMDi.

Dhinaca bidix ka dooro weyneynta qoraalka luuqada.

Boggan wuxuu leeyahay labo luuqadood oo ah noorwiiji iyo soomaali, wuxuuna ku saabsan yahay Norway iyo Soomaaliya.

Waxaana loo sameeyey inuu ka caawino kuna bartaan 50 saacadood oo cilmiga bulshada ah dadka qaxootiga ah iyo kuwa magangalya doon ka ah ee ka yimid Soomaaliya.

Dhammaan dadka degan Norway waxay bartaan taariiqda noorwiijiga. Aqoontaana waxaan ka helnaa degaanka nagu heeraarsan, warfaafinta iyo iskuulada. Dadka waxay inta badan wax ka bartaan waxa ay arkaan iyo waxa ay ka maqlaan degaankooda. Qofka kalsooni buuxda siiya macallinkiisa wax badan ayuu ka bartaa macallinkiisa qofkaas.

Iskuulka wuxuu ka sheekeeyaa wax yaabaha wanaagsan ee Noorwiijiga iyo sida ay u shaqeyso bulshada norwiijiga. Iskuulka sidoo kale waa inuu ka sheekeeyaa dhibaatada bulshada soomaalida iyo noorwiija labadaba.

Haddii dadka is aamminsan yihiin wey wada hadli karaan waxna iska baran karaan, sidaa darteed ayey u wanaagsan tahay in aan soo bandhigno warbixino isku mid ah oo ku qoran afka noorwiija iyo afka soomaaliga. Ururada u ololeeya isdhexgalka iyo sinaanta waxay doonayaan in dhammaan dadka ay helaan aqoon isku mida ah.

Marka aan is barbardhigeyno dhaqanada kala duwan waa in aan is barbardhignaa wanaag iyo wanaag, sidoo kale waa in aan is barbardhignaa tawbar iyo tawbar. Haddii aan is barbardhigno waxyaabah fiican ee muslimiinta iyo waxyaabah xun ee ka dhaca bulshada noorwiijiga ma noqoneyno kuwa caqli leh. Sidoo kale haddii aan is barbardhigno wax yaabaha fiican ee noorwiijiga iyo wax yaabaha xun ee ka dhac bulshada muslimka ma noqoneyno kuwa caqli leh.

Mar waliba ee aan fureyno joornaal ama bogga internettka ka akhrineyno warar waxaan arkeynaa dhammaan bulshada caalamka in ay heysato marxalado adag waajibna ay ku tahay in ay kagag noolaadaan dhanka wanaagsan. Boggan waxaan isku dayeynaa inaan kagag hadalno waxyaabah wanaagsan iyo waxyaabaha ka dhaca maalin walba Norway.

Boggan waxaa leh degmada Salangen. Boggan waxaa maalgeliya IMDi (Agaasinka horumarinta isdhexgelka).

 
Sjøvegan
 
skjul | qari | hide

Sanado badan ayey dadka soomaalida deganaayeen degmada Sjøvegan,

Det har bodd somaliere på Sjøvegan i mange år.

De har gått på skole her, og blitt kjent med nordmenn og norske samfunnsforhold. Nordmenn på Sjøvegan har blitt kjent med somalierne og har lært mye av dem. En del av den kunnskapen som har samlet seg på Sjøvegan på denne måten, finner du igjen på disse sidene.

Waxayna wax ka dhigan jireen iskuulka degmadan waxayna barteen bulshada noorwiijiga iyo xaalda dhaqameedkooda. Dadyowga noorwiijiga ah ee ku dhaqan degmada Sjøvegan waxay barteen dadka soomaalida waxbadana ka barteen. Qeyb ka mid ah aqoonta noocaan ah ee laga soo ururiyey degmada Sjøvegan waxaad ka heleysaa boggaan.

 
overskrift
overskrift
skjul | qari | hide
ingress
norsk
somali
overskrift
overskrift
skjul | qari | hide
ingress
norsk
somali
overskrift
overskrift
skjul | qari | hide
ingress
norsk
somali
Ordliste
Ereyo
se ordliste |ereyga eeg
  • 50 saacadood : 50 timer
  • afka hooyo : morsmål
  • af-soomaali : somali(sk)
  • arkid : se
  • barasho : lære
  • bidix : venstre
  • bog, bogga : side, sida
  • bulsho, bulshada : samfunn, samfunnet
  • buugag : bøker
  • cilmi, cilmiga : vitenskap, vitenskapen
  • cilmiga bulshada : samfunnskunnskap
  • cusub : ny
  • dhibato : problem
  • emailkan : denne emailen
  • iskuulka, dugsiga : skolen
  • ka helid : få
  • kalsooni : tillit
  • ku soo dhawaada : velkommen til
  • ku saabsan : som gjelder, som angår
  • labadaba : begge to
  • labo, laba : to
  • luuqad : språk
  • macallin, macalin : lærer
  • maqlid :høre
  • midig : høyre
  • Norway : Norge
  • qaxooti : flyktning
  • Soomaaliya : Somalia
  • saacad : time
  • tarjumid : oversette
  • taariikh : historie
  • wanaagsan : god
  • warfaafin, warbaahin : media
  • xiriir, xidhiidh : kontakt
linker og bøker
links iyo buugag
se linkene |see links